Wadayaasha Gaadiidka Basaska Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dawlada Hoose,
August 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah wadayaasha gaadiidka basaska ee u kala goosha caasimada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wado xumaanta ka haysatay jidadka magaalada iyo dhibaatooyin kale oo ay ku hayaan maamulka dawlada hoose ee hargaysa.