berberatoday.com
“Ergo Nabadeed Ayaanu Inimi Ceerigaabo Ergadayadii May Fulin Nalama Aqbalin Taas Waad Noo Ogaanaysaan Reer Ceeraabaw”Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan”Daawo Muuqal
August 25, 2020 - Written by admin

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-ergo Nabadeed oo kasoo jeeda Beelaha Subeer Awal oo Todobaadadii udanbeeyay Ceerigaabo ujoogay xal uhelida dil ka dhacay sanadkii 2016kii magaalada Berbera uu ku baxay Taliyihii Qeybta Booliska Gobolka Saaxil ee Xiligaas Marxuum Cabdirisaaq Caseyr ayaa waxay ergadu sheegeen in laga diiday ergadaas ay halkaas utageen beeshii marxuumku ka dhashay ee galbeedka Gobol Sanaag kasoo jeedaana diideen inay qaabilaan oo wada hadal la yeeshaan Madax dhaqameedka Beelaha Subeer Awal oo tiradoodu ka badanayd 30 Sulaadiin Boqoro, Ugaasyo iyo Cuqaal isugu jiray.

Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo hogaaminaayay ergadaas oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay haba yaraatee inay beeshaas ay Ergada ugu tageen qaabili waayeen diideena inay la kulmaan halka uu Suldaanku mahad balaadhan ujeediyay guud ahaan beelaha kala ee Gobolka Sanaag ku dhaqan oo marti qaadyo iyo casuumado ku qaabilaayay mudadaas ay halkaas ku sugnaayeen

Halakan Hoose Ka Daawo Muuqalka Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Arinkaas Ka Hadlaya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews