“Madaxwayne Aduunyadu Waxba Matarto, Ee Magac Ka Tag Oo Maantida Bacadka Wadhan Ka Dul Qaad Culayska Iyo Cagajuglaynta”Mujaahid Ibraahim Abees”Daawo Muuqal
August 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Aadan Cismaan (Abees) ayaa ka Hadlay Tacadiga uu madaxwayne biix ku hayo qoysaska degan Buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo wkhtiga xaadirkan Dhulkoodii xoog ciidan lagaga raray islamarkana ay daadsan Yihiin banaanka.
