Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa”Daawo Muuqal
August 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ee gobolka maroodi jeex Cali Suudi Ayaa kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magalada hargaysa kaasi oo u jeedadiisu ahayd sidii maxkamadu xogogaal ugu noqon lahayd xaaladaha maxaabiista ku jira xabsiga dhexe iyo xukunadooda.

