Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Aan La Ogalaanaynin Xoolaha Lagu Dhaqdo Gudaha Magaalada.
August 26, 2020 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)Badhasaabka gobolka gabiley oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa barbar istaagay go,aankii golaha deegaanka gabiley ku go,aamiyeen in xoolaha laga saaro gudaha magaalada cidii amarka fulin waydana ay ganaax la kulmi doonto
Sidoo kale badhasaabka ayaa sheegay in aan laga noqonayn go,aankaasi kana horyimid cabashadii hooyooyinka xoolaha magaalada ku dhex haysta oo sheegay in ay caruurta mku masaariifeeyaan,