“Markii Aan Xidhaa Waxaa Laga Sheegayay, In Madaxwaynaha Dalka Haysta Uu Lahaa Midgaankaa Yar, Ayaan Iskaga Taag Laaya,ay”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun”Daawo Muuqal
August 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun ayaa mar kale ka hadlay qadiyada ah in jaamacada hargaysa lagu cunsuriyadayn jiray,
Sidoo kale barkhad ayaa soo bandhigay ereyo haybsooc ah oo lagu yidhaa beeshooda