“Kolay Aakhiro Intii Muuse Taageertay Waa La Waydiin, Maxaad Ku Raacday? Siyaasi Cali Guray.
August 27, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” Oo kamid Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ee taageertay in muuse biixi uu ku guulaysto doorashada Madaxwaynaha ayaa qoomayeeyay in Uu taageero isagoo sheegay in qofkasta oo taageeray Aakhiro la Waydiin doono.
