Waxgaradka Beesha Ciise Oo Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Ku Eedeeyay Inuu Ka Danbeeyay Rasaasayn Lagula Kacay Wasiirka Gaashaandhiga.
August 27, 2020 - Written by admin
Lughaya(Berberatoday.com)-Odoyaasha iyo waxgaradka Beesha Ciise ee ku Dhaqan Degmada lughaya iyo deegaanada ku xeeran ayaa Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ku eedeeyay in uu ka danbeeyay rasaasayn lagula kacay wasiirka gaashaandhiga cabdiqani maxamuud caateeye oo socdaalk ku maraya deegaanka cabdi geedi
