Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal, Sheegay In Ay Madaxwaynaha Isku Ogaayeen In Lasoo Dhaweeyo Ugaaska.
August 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe aya ka hadlay talaabada xukuumada somaliland in uu gobolka awdal soo gal ugaaska beelaha samaroon udiiday
Sidoo kale eng faysa ayaa sheegay in ay madaxwaynaha isku ogaayeen in ugaaska lasoo dhaweeyay islamarkaana uu ula kulmo si aanu ugu biiran madaxdhaqameedka kasoo horjeeda doorashada
Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa u anbo baxay gobolka awdal isaga prof cali si uu waan waan uga galo arimaha ugaaska kacdoonka reer Borama.