Xogta Dahsoon;Faransiiska Oo Giriiga La Saftay Iyo Turkiga Oo Dagaal Go’aansaday!
August 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada faransiiska ayaa la sheegay in ay sitoos ah ula safatay dalka Giriiga oo khilaaf culus udhexeeyo dalka turkiga ‘
Sidoo kale dawlada Turkiga ayaa go,aansatay dagaal dhan ah dawlada giriiga kaasi oo laga cabsi qabo cawaaqib xumada ka dhalan karta hadii uu dagaal toos ihi dhexmaro giira iyo turkiga oo xuduud wadaaga
https://youtu.be/ErocuEble6A
Berberatoday.com