Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Fadliga Bisha Muxaram Iyo Soonka Maalinka Caashuura.
August 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh cadiraxmaan dheere oo saaladii jimce ee maanta khudbad jeediyay ayaa ka hadlay fadliga bisha muxaram iyo soonka maalinta cashuura