“Somaliland: Ku Daayaye Doog Ha kaa Baxo, Waxay Ku Dhaanto Lama Hayo”Siyaasi Cali Guray.
September 1, 2020 - Written by admin
Ka Hadalka Arimaha Somaliland waxad moodaa in siyaasiyiinta Somaliland muxaafid iyo mucaarid ay ka wada gaabsadeen farahana ka wada qaadeen oo hadhka looga wada dhacay.
