Waftigii Xukuumada Somaliland Ee Nabadaynta U Joogay Gobolka Sool Oo Kulan La Yeeshay Dhinac Kamid Ah Ardaayadii Dirirtu Dhexmartay.
September 1, 2020 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Wafti wasiiro ah oo kasocotay xukuumada Somaliland ayna horkacayeen wasiirka arimaha dibada iyo warfaafinta eek u sugnaa gobolka sool ayaa kulan la yeeshay midka mid ah beelihii dirirtu ku dhexmartay deegaanada sool.

