berberatoday.com
Dawlada Itoobiya Oo Siwayn Uga Cadhootay Dad Mudaharaadayay Oo La Wareegay Safaaradooda Magaalada Berlin.
September 2, 2020 - Written by admin

Berlin(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa  ka cadhootay dad itoobiyaan ah oo  mudaharaadayay  laga wareegay xarunta safaarada itoobiya ee dalka jarmalka gaar ahaan magaalada berlin.

Wakiil u hadlayay safaarada dalka itoobiya ku leeyahay magaalada berlan ayaa dalka jarmalka ku eedeeyay in ay abni daro tahay talaabadaasi.

Dadkan mudaharaadayay ayaa soo dajiyay calanka dalka itoobiya ee ka taagan safaaradooda magaalada berlin

Mudaharadayaashan itoobiyaanka ah ayaa ka gadoodsanaa dilkii faanaankii qoomiyada oromada ee bishii hore lagu dilay magaalada Adis ababa

Wakiilka dawlada jarmalka ufadhiya magaalada adis ababa ayaa ka garaabay falka ay dawlada itoobiya ka cadhootay Ee safaaradeeda ay kula wareegeen mudaharaadayaashu

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews