“Madaxweynuhu Inuu Is-dabciyo Oo Uu Tabashooyinka Jira Wax Ka Qabto Weeye”Jamaal Jaamac Xaamud Masuul Katirsan Xisbiga Waddani
September 2, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghaye ku-xigeenka Xisbiga mucaraadka ee WADDANI Jamaal Jaamac Xaamud ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay inuu wax ka qabato tabashooyinka jira, isla-markaana uu noqdo Madaxweyne dabacsan oo furfuran.