Jiif Caaqil Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Ugaas Cabdirashiid.
September 3, 2020 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Jiif Caaqil Barkhad Cilmi Xirsi (Lacag doon) Oo kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa raali galin ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay ugaaska guud ee beelaha samaroon oo sheegay in dhulkoodii ay haystaan snm.
