Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In La Ilaaliyo Heshiiskii Nukliyeerka Ee Lala Galay Dalka Iiraan.
September 3, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuul katirsan midowga yurub ayaa beesha caalamka iyo wadamada reer galbeedka ugu baaqay in la ilaaliyo heshiishkii dhinaca nukliyeerka eel ala galay dawlada Iiraan