Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Shubay Lacagtii Shuruudda Lagaga Dhigay Musharraxiinta U Tartamaya Hoggaanka Xisbiga Kulmiye,
September 4, 2020 - Written by admin
Tartan Adag Oo Jagada 4-aad Ee Hoggaanka Kulmiye Ku dhex Mari Doonta Madaxweyne ku-xigeenka Iyo Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shubay Lacagtii Shuruudda looga dhigay Musharraxiinta u tartamaya Hoggaanka Xisbiga KULMIYE.
