Safiirka Maraykanka Ufadhiya Somaliya Oo Ka Hadlay Natiijada Kulamo Uu Layeeshay Axmed Madoobe Iyo Dani.
September 4, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Ambasador Donald Yamamota ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, oo labo maalin kahor tagay Muqdisho.
