Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ibraahim baqdaadi oo k qaybgalay munaasibad ay shaqaalaha baanka ku gudoonsiinayeen shahaado sharaf ayaa sheegay in ay ku guulaysteen iskubadalka shilingka Somaliland iyo lacagaha qalaad