Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Reer Boorama Runta Usheegay, Cadeeyay In Aanu Jirin Saami Ka Maqan Iyo Cid Xoog Ku Haysataa.
September 5, 2020 - Written by admin
Sheekh Siciid Saaweer Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalado Abni Daro Oo Kasoo Korodhay Magaalada Boorama Iyo Bam Lagu Tuuray Dhismaha Wasaarada Maaliyada.
Borama(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Siciid Saaweer oo kamid ah culimada Magaalada boorama ayaa khudbadii jimcaha si adag ugaga hadlay xaaladaha Abni daro ee kasoo kordhay magaalada boorama kaasi oo sobobay in habeen dhawayd Bam lagu tuuro dhismaha wasaarada maaliyada ee magaalada boorama.
