Ciidamada Booliska Magaalada Gabiley Oo Xabsiga U Taxaabay Wiilkii Hablaha Ardayda Ah Si Arxandaro Ah Suunka Ula Dhacayay Ee Muuqaalka Iska Soo Duubay.
September 5, 2020 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Ee Magaalada Gabiley, ayaa Xabsiga U Taxaabay Wiil dhalinyaro ah, oo isagoo suun si Arxandaro Ula dhacaya Hablo arday ah muuqaalka iska soo duubay kaasi oo lagu baahiyay baraha bulshada,
