berberatoday.com
Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida Oo Taageeray Go’aankii Maxkamada Sare Ku Laashay Xeerka Ismaamulka Garsoorka.
September 6, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa taageeray go,aankii maxkamada sare ku laashay xeerka ismaamulka gorsoorka kaasi oo ay kasoo horjeesteen shir gudoonka laba gole ee Somaliland.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa sheegay in golaha guurtidu yahay gole nabadgalyo isamarkaana aan loo baahnayn in ay ku dhex milmaan khilaafka wakiilada iyo maxkamada sare.

Dhanka kale xildhibaanada ayaa hambalyeeyay shaqada ay qaranka uhayo Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland .

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews