“Haddii Somalilandnimadu Dhab Inaga Tahay Waa In Dastuurka Dib Loo Furaa..”Xildhibaan Cabdiqaadir.
September 6, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, kana soo jeeda Sanaag-bari, ayaa sheegay in aanay xaq iyo caddaalaad ahayn in kuraasta Golaha Wakiilada Beelaha Somaliland ay aad ugu kala bataan oo farqi aad u badani u dhexeeyo.
