Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Sheegay Cida Ka Danbaysay Kufsigii La Gula Kacay Gabadh Yar Oo Katirsan Xarunta Agoomaha.
September 7, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xaamud oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in cida ka danbaysay kufsi lagula kacay gabadh yar oo katirsan cauurta xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa