“Halkaas Aad Aragtaa Waa Dhaamkii Jig Jiga Yar, Haddii Aynu Weynay Dawlad Xil-Kas Ah, Miyeynu Noqon Kari Weynay Shacab..”Abwaan Weedhsame.
September 7, 2020 - Written by admin
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa ka hadlay Muuqaalka wakhtiga ee dhaamka xaafada jig jiga yar oo wakhtigan ay buux dhaafiyeen xashin iyo Caagado ay biyuhu dhinac iskaga saarin kaasi oo khatar caafimaad ka dhalayso balse kuwii xilku ka Saaraan iyo Shacabku Daawade ka Yihiin.
