Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ku Xigeenkiisa Cabdiraxmaan Seylici
September 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan garnaqsi siyaasadeed ah oo dabada ku haya xaaladda xisbiga KULMIYE ayaa shalay qasriga Madaxtooyada Somaliland ku dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, Wasiirka Wasaaradda Beeraha Axmed Muumin Seed iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa kusoo dhamaaday natiijo la’aan.