berberatoday.com
Xisbiyada UCID & Waddani Maxay ka yidhaahdeen Go’aanka Xukuumaddu ugu fasaxday Warbaahinta Qaranka?
September 21, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaradka ah ee Waddani iyo UCID, ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan tallaabada Xukuumadda Somaliland qaadday ee ay ku fartay Warbaahinta Qaranka inay si siman u baahiyaan wararka mucaaradka iyo muxaafidka, halkii ay markii hore keliya baahin jireen wararka dowladda iyo Xisbiga Kulmiye.

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdillaahi iyo Xoghayaha Abaabulka Xisbiga Waddani Cabdillaahi Cismaan Geeljire oo xarumohooda Hargeysa warbaahinta kula kala hadlay maanta, ayaa tallaabo fiican ku tilmaamay u sinnaanshaha warbaahinta Xukuumadda maamusho ee Radio Hargeysa, TV-ga Qaranka iyo Wargeyska Dawan.

Haddaba, Cabdillaahi Geeljire iyo Yuusuf Kayse oo arrintaas ka hadlaya, waxaannu wararkooda idiinku soo gudbinaynaa muuqaalladan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews