Komishanka Doorashooyinka Somaliland Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Midawga Yurub iyo Ingiriiska
September 22, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa xafiiskiiskodoa ku qaabilay wafti ka socda Midawga Yurub iyo waddamada Sweden iyo UK. Waftigaas oo uu hogaaminayay Safiirka Midawga Yurub Mudane. Nicolas Berlanga ayaa sidoo kale waxa ku wehelinayay Safiirka Sweden Mudane. Staffan Tillander iyo Madaxa Xafiiska UK ee Somaliland, Mudane. Stuart Brown.
