berberatoday.com
Siyaasi Cabdilaahi Dheere Oo Ka Hadlay Khilaaf Beeshiisa Dhexdeeda Ah Oo Taagan Caleemo Saarka Suldaan Iyo kulamo Lagu Balansanaa Oo Baaqday.
September 23, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Cabdilaahi Dheere Oo Mudo dheerna ahaa xoghayaha golaha guurtida somaliland  Ayaa ka hadlay khilaaf beesha jabraacin dhexdeeda ah oo ka dhashay caleemo saarka suldaan beesha qaar wadato

Sidoo kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa faah faahin ka bixiyay arimo isku soo dhawayn beesha dhexdeeda ah oo uu mudo ujoogay magaalada boorama iyo cida dhinacooda ka baxday  kulan ay ku balan sanaayeen.

Dhanka kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa shaaciyay mawqiifka uu ka taagan yahay khilaafka ka dhashay caleemo saarka suldaankan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews