Sheekhal Beledka Borama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Uu Leeyahay Mayarka Borama Xoog Kaga Qaadayo”Daawo Muuqal
September 23, 2020 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka Magaalada Boorama Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar ayaa Sheegay in dhul uu leeyahay xoog lagaga qaaday kaasi oo uu ka danbeeyo maayarka magaalada
Sidoo kale sheikh cabdilaahi ayaa ka waramay waxyaabo dhexmaray maayarka iyo ficilada uu kaga fal celiyay.