Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland Oo Hirgalisay Mareego lagu Kaydin Doono Xogta Dawlada. H
September 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa daah furtay wajigii koowaad ee e government ka jsl Kaasi oo ay kasoo qaybgaleen agaasimayaasha wasaaradaha .
