berberatoday.com
Madaxweynaha Jabuuti Oo Khudbad Uu U Jeediyay Qaramada Midoobay Ka Hadlay Arrimaha Soomaaliya
September 26, 2020 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay heshiiskii 17-kii bishaan September ay Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyneyaasha maamul Gobolleedyada iyo Guddoomiyaha Banaadir ka gaadheen Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021.

Madaxweyne Geelle oo shalay Khudbad ka jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bogaadiyay heshiiskii ay Madaxda ka gaadheen Doorashada, isagoona u mahadceliyay Madaxdii ka qeyb gashay shirkii Muqdisho.

Sidoo kale Madaxweynaha Jabuuti ayaa heshiiska Doorashada ku tilmaamay mid muujinaya in Soomaaliya ay qaaday dhabbaha jiheysan ee nabadda iyo xasiloonida, isla markaana si wadajir heshiis loo gaadhay.

Dhinaca kale Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay magacaabista Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, isagoona soo dhaweeyay magacaabista Rooble oo kalsoonida lasiiyay, si uu u soo dhiso Xukuumad Cusub, isagoo Beesha Caalamka ugu baaqay taageerista Somalia.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews