“Shirweyne Kootaysan Oo Aan Kulmiye U Dhamayn-baa La Qabanayaa”Jaamac Shabeel
September 27, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa ka hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee la filayo in bisha dambe hortaanteeda uu qabsoomo, waxaanu xusay in aan si xor ah oo Dimuqraadiyad ku salaysan aan loogu tartamayn ee si kootaysan loo qabanayo.