Siyaasi Ramaax Cali Hayste Oo Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Shaqadii Qaranka, Iscasilaadna Ugu Baaqay.
September 28, 2020 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Xoghayaha Arimaha bulshada ee xisbiga ucid Maxamuud cali hayse ramaax ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo uu sheegay in uu ku fashilmay shaqadii uu qaranka uhayay.
