Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin
September 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Qasriga Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ku Qaabilay Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo 14 Bishan Sempter loo Caleema saaray Suldaanka Guud ee Beelaha Daga Gobolada Saaxil, Togdheer Iyo Maroodijeex ee Ciise Muuse kadib markii uu Alle ha unaxariistee Aabihii Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Dalka Isutaga Imaaraatka Carabta Ku geeriyooday isla 10 bisha September isla 14 bishaasna lagu aasay Hargeysa.