Ciidanka Booliska Somaliland Raali-Gelinsiiyay Canacsade Reer Boorama Ah Oo Xalay Ciidamo Udaateen Gurigiisa,
September 28, 2020 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka booliska ee gobolka awdal ayaa raalin siisay ganacsade Idiris Alnajax oo ciidanka boolisku utdaatee gurigiisa ayaa raaligalin ka bixiyay talabadaasi taasi oo uu sheegay in ay si khaldan udhacday guriga ay usocdeena aanu kiisa ahayd