Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Soo Gaadhay Caasimada Somaliland Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda
September 29, 2020 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Wafti Balaadhan oo ka socda Dalka itoobiya ayaa maanta galinkii danbe soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo laga soo galbiyay dhinaca xuduudka ay labadal wadaagaan ee wajaale.

Masuuliyiin isku jira saraakiil ciidan iyo xubno katirsan xukuumada Somaliland ayaa wafti ka socda dalka itoobiya kaga hortagay xuduudka magaalo ganacsiyeedka tog wajaale,