berberatoday.com
Laba Dhalinyaro Ah Oo Ugeeriyooday Biyaha Bada Berbera Oo Liqay
September 29, 2020 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Alle Ha U Naxariisto 2 Dhalinyaro Ah Oo Bada Batalaale Ee Berbera Maanta Liqday Halka Mid Sadexaad Oo La Socday Badbaaday.
Labadan Marxuum Ee Badu Liqday Ayaa Lagu Kala Magacaabi Jiray Samiir Cali Cabdi
Maxamed C/raxman Xaashi Oo Dalxiis ahaan Magaalada Hargeysa Uga Yimi Waxaanay Badu Liqday Saaka Galinkii Hore Oo Bada Aanay Cidi Joogin xiligaas.
Meydadka labada Marxuum ayaa la galiyay talaagada Meydka ee Cisbataalka Berbera kadibna waxa isla galabta loo qaaday dhinaca magaalada hargeysa ee ay kayimaadeen oo qoysaskoodu daganayeen halkaasi oo lagu xabaali doono.
Dalxiisayaasha Bada Berbera usoo dabaal taga ayaa inta badan aan aqoon buuxda ulahay bada qaab dabaaleedkeeda iyo waliba dabciga bada ee xiliyada ay kacsantahay waana ta keentay inay hadiyo jeer dadka ku nafwaayaan ubadan yihiin dadka Gobolada dalka bada uga soo dalxiis iyo dabaal taga.
Alle Ha unaxariisto Labada Marxuum Samir Iyo Iimaana ahaka Siiyo Qoysaskay Ka Baxeen.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews