Siyaasiyiinta Madasha Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada,Una Gudbiyay Qoraal Ka Dhan Khatarta Shirkada Trafigura!
October 1, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa kulan layeeshay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay golaha wakiilada ugu gudbin lahaayeen qoraal iyo xog ururin ay kasoo sameeyeen shirkada tragura oo xukuumada somaliland doonayso in ay ku wareejiso haamaha kaydka shidaalka ee berbera.
