Madaxweyne Siilaanyo Oo Shirka Kulmiye Kaga Qayb-galaya Farriin Qoraal Ah Uu Imaaraadka Uga Soo Soo Dhiibayo Wiilka Uu Sodoga Uyahay Ee Baashe Cawil
October 1, 2020 - Written by admin
Baashe Cawil Oo La filayo Inuu Shirka Kulmiye ka akhriyo Warqadda Uu Axmed-Siilaanyo Uga soo dhiibayo Imaaraadka Carabta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirweynaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa lagu wadaa inuu Magaalada Hargeysa ka furmo 4-ta bisha October, 2020.
