Komishanka Xakamaynta Aidska Oo Kulan Wacyi galina Uqabtay Ardayda Dugsiga Sare Ee Maxamed Mooge”Daawo Muuqal
October 5, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka xakamaynta HIV-AIDSKA Oo kaashanaya jaamacada FRekfon ayaa kulan wacyi galin uqabtay ardayda Dugsiga Maxamed Mooge ee magaalada Hargaysa.

