Dawlada Taiwan Oo Deeq Waxbarasho Siinaysa Ardayda Reer Somaliland Iyo Fariinta Wasaarada Waxbarashada Jsl.
October 5, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa shaacisay deeq waxbarasho oo dawlada Taiwan siinayso ardayda reer somaliland.
Agaasimaha guud ee tacliinta sare ee somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay wada yeesheen safiirka dalka taiwan ufadhiya caasimada hargaysa iyo Noocyada deeq waxbarasho Ee ay ardayda reer somaliland siinayaan.
