Tirada Maydadka Tahriibayaal Laga Helay Xeebaha Jabuuti Iyo Wadanka Ay Kasoo Jeedaan.
October 6, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Maydadka tahriibayaal kasoo jeedo dalka itoobiya ayaa la helay xeebaha dalka jabuuti oo ay kusoo caariyeen kuwaasi oo inta hada la helay tiradoodu dhan tahay 8qof oo mayd ah
