Dawlada Fadaraalka Itoobiya Oo La Sheegay Inay Xidhiidhka Ujaraysa Gobolka Tigreega!
October 8, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Itoobya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey go’aan xukuumadda federaal ka ah ka mamnuucaya in ay wax xidhiidh ama wadashaqayn ah la yeelato baarlamaanka iyo madaxda siyaasadda ee dawlad deegaanka Tigreega.
