“Waxaa Muuqata In Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu, Inagu Wadaan Aragtida Ah, Hal Xisbi Oo Kaliya Dalka Oo Dhan”Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil
October 8, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid siyaasiyiinta da,dayar ee hormuud ka ah dhalinyrada reer somaliland hanka leh ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in la furo ururada siyaasada oo wakhtigii loo mudeeyay ay mudo koobani ka hadhsan tahay.
