Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo La Kulmay Baarlamaanka Sweden
October 8, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan xarunta barlamaanka kula qaatay xubno ka tirsan Xildhibaanada Sweden.
Mudanayaasha Xisbiga Socail-ka ee dalka Sweden iyo guddoomiye Cirro ayaa ka wadahadlay doorashooyinka isku-sidkan ee sannadka 2021 la filaayo in ay ka dhacaan Jamhuuriyadda Somaliland.
