Dawlada Shiinaha Oo Loogu Baaqay In Ay Joojiso Cadaadiska Uu Ku Hayo Muslimiinta Uighurs,
October 8, 2020 - Written by admin
China(Berberatoday.com)-Dawlada shiinaha ayaa loogu baaqay in uu joojiyo cadaadiska uu ku hayo muslimiinta laga tirada badan yahay ee shiinaha.
