Al-Shabaab Oo Siidaayay Dhakhaatiir Madax-furasho Ugu Xidhnaa
October 8, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Al-Shabaab ayaa sii deysay labo dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba kuwaas oo ay sannadkii hore ka afduubteen magaalada Mandera, gobolka Waqooyi-bari Kenya.
