War Deg Deg Ah”Alle Ha Unaxariisto Profesor Cali Khaliif Galaydh Oo Jigjiga Ku Geeriyooday
October 8, 2020 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Allaah ha u naxariistee waxa Maanta Geeriyooday Madaxweynihii Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh.
Cali Khaliif Galaydh ayaa Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu Maalmihii u dambeeyay ku sugnaa.
Geerida Cali Khaliif Galaydh waxa xaqiijiyey Siyaasiga Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire) oo ay aad isugu dhawaayeen.